Shaqaale Soomaali ah oo shaqada looga ceyriyey isticmaalka balwada Sigaarka & Qaadka

Guddiga Asluubta iyo anshax dab-demiska Somaliland ayaa shaqada ka eryay 6 xubnood oo ka tirsanaa Shaqaalaha dab-damiska, kuwaasoo lagu arkay, iyagoo isticmaalaya Balwada Qaadka iyo Sigaarka. War kasoo baxay Ciidanka dab-demiska Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Gudiga ay baaritaano qarsoodi ah ku soo sameeyeen degaano dhowr ah oo ay ka howlgallaan Ciidamada Dab-damiska, isla … Continue reading Shaqaale Soomaali ah oo shaqada looga ceyriyey isticmaalka balwada Sigaarka & Qaadka